What you may have missed

Monday, May 4, 2009

Video: Hees waxbarashada ku saabsan oo si caalami usoo bandhigeen ardada jaamacadda Minnesota


Qalinka iyo Buuga Baahida looga baxaaye, bulshayahay Aqoonta iyo ku dadaala wax barashada. Waa Hees macaan oo ay noo qaadeen dhalinyarada dhigata jaamacadda Minnesota ee dalka Mareykanka. Waa Maxamed Yare, iyo Ilka Case, erayadii Faarax Doonyaale. Halkaan Ka Daawo Video-ga


No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.