What you may have missed

Monday, May 4, 2009

Video ah Nin Bulukeeti si qibrad leh Madaxiisa ugu raseeynaya


Shaqaalaha magaalada Marka ayaa ka daabulaayey bulikeeti lagu keenay doon, badda Marka dhexdeeda. Waxaa uu shaqaalahaas si xirfad dheer ah ugu raseeyey bulikeetiga madaxiisa isagoo isi saaray sagaal bulikeeti waaweyn asagoo xataa kor ugu tuuraya kow soo qabtaba dusha midka ugu sareeya. Arintaan ayaa la dhihi karaa waa mid 'hard working man' sameenayo ahna mid u baahin qibrad waqti badan lagu bartey.


No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.