What you may have missed

Thursday, May 7, 2009

Video Ah faah faahin laga bixiyey caafimaadka Somali-land


Soo saare-yaasha Grafix BroadCast Media ayaa isku duba riday barnaamij ku saabsan Health Care-ka Somali-land. Waa mid ka hadlaya xaaladda waqoo-yiga Soomaliya ku jirto marka laga eego dhanka dhaqaalaha, shaqada, caafimaadka iyo nabadda. Waxaa la wareystay koox Health Unlimited, oo howlahaas ka ururi-neysa information. Waa video xiisho leh. Halkaan Ka Daawo



No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.