What you may have missed

Saturday, April 11, 2009

Afar Burcad Badeed iyo Hal Qof ay heysteen oo Faransiisku Qaarijeen

Wararka ka soo baxaya Agagaarka xeebaha Soomaaliya ayaa sheegaya in Ciidamada Faransiiska weerar ku qaadeen burcad badeed heystay doon ah kuwa damaashaad loo raaco lagana lahaa France. Ciidamadaas ayaa dilay Hal qof oo burcad badeedkaas heysteen iyo 4 ka mid ah kuwii doontaas xoog ku heystay.

Warkaan oo ingiriis ah ayaad ka aqrisan kartaa halkaan (CNN.com)

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.