What you may have missed

Monday, May 4, 2009

Video ah Socdaalkii Madaxweynaha ee Cairo, Egypt.


Socdaalkii Madaxweynaha Soomaliya ee magaalada Cairo, dalka Masar ayaa mar laga wareystay kooxaha mucaaradka ku ah dowladda midnimo ee Soomaaliya ayuu yiri "waxaan rajeynaa mucaarudku inoo noqdo mid wax dhisa uusan noqon mid wax bursha hadda waxii ka dambeeya." Halkaan ka daawo Socdaalii Madaxweynaha ee Cairo.


Somali Qaxootinimo ugu xareysan xero ku taal Hungary

Dhalinyaro qaxooti ah kuna xareysan xirada qaxootiga ee dalka Hungary ayaa dhowaan u ogolaaday in laga soo daayo televishinka RT (Russia TV) inkastoo Soomalida xeradaas qaxootiga ku ah ay ka cabsanayaan in Soomaaliya dib loogu dhoofiyo. Daawo Barnaamijkan RT