What you may have missed

Wednesday, September 22, 2010

Farxiyo Fiska iyo Khaliq - heestii Maan Qaboojiya (Video)

Maan Qaboojiya - Waa hees cusub oo ay qaadayaan Cabdikhaliq Maxamed Siraad iyo Fanaanadda caanka ah ee Farxiyo Fiska. Heesta waxaa qoray Ismaaciil Galos laxanka saaray Cali Cumar. Muustikada waa Maxamad kareema. Halkaan ka daawo video-ga heestan.

Farxiyo Fiska 2010 Qaboojiya - Hees Cusub.