What you may have missed

Thursday, October 1, 2009

WAR DEG DEG AH: Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo iska soo horjeeda oo ka bilowday gobolka Sh/hoose.

War goordhow naga soo gaarey degmada Afgooye ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socoto dhaqdhaqaaq ciidan kii ugu xoogganaa oo ay ka wadaan Xoogagga Xusbul Islam ee ka taliya degmada Afgooye iyo degaano hoos yimaada.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.