What you may have missed

Monday, September 28, 2009

Heesta Maanta - Shimaali in Jabuuti

Hadii Kale waxaan lahaa - Aahey: Shimaale Axmad Shimaali oo hees caan ah ka tumaya magaallada Jabuuti. Daawo fanaanka caanka ah, Shimaali Axmed Shimaali oo heesta ka qaadaya tiyaatarka Jabuuti waqti aanan hubin inkastoo u egyahay video-gu mid lagu duubay VHS tape kadibna loo bedellay digital si netka loosoo geliyo. Midda Kale, waxa ay u egtahay sida heesto u dhawaaqeyso inuu 'RAP' gareenayo fanaanku, mise wa dhegaheyga?




Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.