What you may have missed

Saturday, September 5, 2009

Gabay - GALANGAL - Hadraawi

Waa gabay waayo xambaarsan oo qiimo badan. Sida uu Hadraawi caddeeyey waa gabaygii uu qadiyad ka tiriyo kii ugu horeeyey. Waxana uu kaga qayb galay munaasabad lagu qabtay Golihii Murtida iyo Madadaalada ee Xamar. Xilligaana waxa Xamar booqasho ku joogay maddaxii Fiitnaam oo dagaal ka dhaxeeyey Maraykan oo waddanka koonfurtiisa haystay. Soomaaliduna Taageersanayd wakhtigaa iska xoraynta reer-galbeedka iyo Hanti Goosadkooda. Waayo Soomaalida maamulkoodu xilligaa waxa uu ahaa Hanti-Wadaag. Daawo Gobaygaas oo uu Hadraawi dib u tiriyay





Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.