What you may have missed

Sunday, August 9, 2009

Madaxweyne Shariif oo Soo Gaaray Muqdisho iyo Madfac La Dhacay Bakaaraha

Halkaan Ka Daawo Video ah Madaxweyne Shariif oo ka soo degay gegida dayuuradaha ayna soo dhoweeyeen madaxda sare ee Dowladda KMG ah iyo warbixin gaaban ee madaafiic lala dhacay bakaaraha. waa Universal TV




Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.