What you may have missed

Friday, July 31, 2009

Waa Tacsidii ka dhacday stockholm kadib markii qoys uu dab ku qabsaday stockholm

Waa Tacsidii ka dhacday stockholm kadib markii qoys somali ah uu dab ku qabsaday stockholm halkaaso ay ku geeriyoodeeyn hooyo soomaal ah iyo shan caruur ah oo ay dhashay iyo gabadh ay qaraabo ahaayeen.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

1 comment:

  1. Somchat.com waxay tacsi halkaan uga dirayaan dhamaan dadkii dabkaas ku geeriyoowday waxaana leenahay samar iyo iimaan Allaha ka siiyo eheledii ay qaraabadii aad dadkaasi ka dhaseen. Inaa Lilaahi wa Inaa ilayhi Raajicuun

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.