What you may have missed

Sunday, July 26, 2009

Sh. Bashiir Imaan Salaad oo Laga Wareystay Sida Alshabaab iyo Xisbul Islaam la isugu Geynayo

Wakiilka qaarada yurub ee isbaheysiga dib u xoreynta wakiilna u ah Xisbul Islaam Sh. Bashiir Imaan Salaad ayaa laga wareystay sida dib logu midaynayo Xisbul Islaam iyo Alshabaab. Waxyaabaha uu ka hadlayo ayaa ah farqiga u dhexeeya Alshabaab iyo Xisbul Islaam iyo magaca ay wada hoos tegi doonaan marka laba urur ay midoobaan.


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.