What you may have missed

Saturday, July 4, 2009

Saado Cali oo Ka heestay xaflad lagu xusayo xorinimad Soomaaliya.

Saado Cali oo Ka heestay xaflad lagu xusayo xorinimad Soomaaliya. Waa fanaanaddii caanka ahayd ee Saado Cali Warsame oo ka qaybqaadatay xaflad lagu xusayo Sanad Guuradii 49aad ee ka soo wareegtay maalinkii aan qaadanay xoriyadeena.





3 comments:

  1. Aaad ayaan ugu faraxsanahay fanaada Saado Cali Warsame waxaana
    leeyahay adiga iyo Maryan Mursal kala wadanisanidiin Thanks Sado we proud of you long live

    ReplyDelete
  2. Engineerka, coimbatoreJuly 5, 2009 at 9:22 PM

    thanks our beloved Sado we are proud of you

    ReplyDelete
  3. Waa runtaa sxb. Saado waa fanaanad aad u jecel dalkeeda iyo dadkeekadaba.

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.