What you may have missed

Saturday, July 11, 2009

Nin Ajnabi ah oo Lagu Dilay dagaalka Maanta

Dagaal ka Dhacay maanta Magaalada Muqdisho ayaa lagu dilay nin Ajnabi ah oo ka muuqda Video-gan meydkiisa kaasoo ahaa dagaalyahan si Jihihaadinimo ah u soo galay Soomaaliya. Waxaa soo tebiyey wariye u hadlaya Aljazeera.




Codsi: Fadlan Soo Booqo iiDhis Web Design oo Fiirso Waxa ay kuu hayaan.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.