What you may have missed

Friday, July 17, 2009

Mudaaharaadkii Minnesota oo Nin Alshabaab ah Soo Dhex Galey

Bilaawgii bishan ayaa dad farabadan isugu soo baxeen Minnesota iyagoo dheleeceyn usoo jeediyay Alshabaab. Dr. Xasan oo ah nin 25 sano ka hor soo galay dalka Mareykanka ayaa sheegay inuu lahaa dhowr warshado markuu joogay waagi hore gudaha dalka Somalia, hadana waxuu yiri waa la'yahay nabaddii uusan maqal inay dalka ka dhacday muddo 25 sano ah, ilaa markii oo dalka ka soo tegay.

Filimkan waa mid laga soo duubay Mudaaharaadka Minnesota qaybahiisa dambe. Fadlan daawo filmka mudaaharadka oo qaybaha kowaad


Waa Qaybtii ugu Dambeeysay: Qaybta 4-aad

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.