What you may have missed

Thursday, July 9, 2009

Ileys Community oo soo Bandhigtay Farshaxan Ku Saabsan Hidaha iyo Dhaqankeena

Ileys Community ayaa soo bandhigtay farshaxan ay soo diyaariyeen dhalinyaro Soomaaliyeed. Farshaxankaas ayaa ku saabsan qiimaha nabadda iyo hidaha dhaqanka Soomaaliyeed. Bandhigan ayaa ah mid loo aruurinayo lacag dhalinyartu ku sameystaan Magazine ku soo baxda Afsoomaaliga oo ay iyagu soo saaraan.


1 comment:

  1. found great post here. thanks for sharing. i'll be looking forward to your next post :)

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.