What you may have missed

Thursday, July 9, 2009

Banaanbax ay isugu soo baxeen Dadka Barakacay Ceelasha Biyaha

Dadka barakacayaasha duleedka Muqdisho ayaa banaan bax isugu soo baxay ceelasha biya iyagoo ka cabanaya dhibaatooyin ka haysta xaga nolosha iyo iyagoo sheeganaya inaysan heysan hooy ay ka galaan roobabka wata dabeylaha xoogan. Dadkan oo reer Muqdisho ahaa ayaa u aaday duleedka Muqdisho si ay kaga nabad galaan dagaallada ka socda Muqdisho hase yeeshee ayaa haatan ku dhibaateysan deleedyada Magaalada Muqdisho.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.