What you may have missed

Thursday, June 25, 2009

Xisbul Islam: Wadanka Ka ma jiro Xukuumad Sharci ah

Xisbul Islaam oo soo bandhigay bayaan qoraal ah ayaa saxaafadda Sh. C/lahi Sh. yusuf u aqriyay ku sheegay qodobka koowaad ee bayaankaas oo sheegaya in ay aqoon saneyn inay jirto dowlad sharci ah. Video-gan ayaa faah faahinaya sababta kentay in bayaankaan oo ururka Xisbul Islaam u soo bandhigo.




Dood Furan: Dhalinyarta Ka Qaybqaadato Dagaallada Dalka Ka Socda, Horta Ma Qaangaareen?


2 comments:

  1. assalaama caleykum walaalayaal wadaadku waa nin wanaagsan oo soomaali ah kamana duwana nimanka dhibaatada soomaaliya ka wada wuxuu soo taagnaa ilaa burburkii soomaaliya welina lagama hayo meel uu tanasul ku sameeyey haba yaraatee waa wax ay umadeenu caam ku tahay.
    Maantana waxaa is weydiin leh teebaa fudud in uu wax burburiyo iyo inuu waxa jira haba xumaadeene badbaadiyo oo wax ku kordhiyo umadiisa?

    ReplyDelete
  2. Waa wararkaad hore u sheegi jirtay laakiin la arki doonee war jiraa cakaaro
    DIXSIGI GAROOR KU DABAAL BARTAY FUUD KULILOOW KU GUBTAA.

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.