What you may have missed

Wednesday, June 24, 2009

Willalkii loo Soo Istaajiyay in Lug iyo Gacan Isdhaaf ah Laga Gooyo oo NTV laga Soo daayay

Faahfaahin wiilashii Alshabaab ku xukuntay in gacan iyo lug is dhaaf ah laga goyn doono oo laga soo daayay Television-ka Kenya.




15 comments:

  1. Lama yaabani wuxuusha rabta ineey gacanta iyo lugta ka gooyaan wiilasha Somaliyeed waxaanse la yaabanahay Shacabka fiirsanaayo oo raaliga ka ah Berrina la leeyahay shacab maati ah aa madaafiic lagu garaacay.
    Fidnada oo dhan waa shacab ku sheega gabaadka u ah Alsheydaanka iyo Xisbul Ibleyska Xasan Daahir.

    ReplyDelete
  2. Waxa ay adeegsanayaan waa caruur wax ma garato ah oo ka maran aqoon diineed & mid adduunyo.

    ReplyDelete
  3. Aniga fikir keeygu kufiicantahay in lug iyogacan laga gooyo wixii dad ka dhaca waana mahad san yihin wixii tuugada naga celiya

    ReplyDelete
  4. fikir ahanteda waa ku qanacsanahay aniga midas wayo sharecada silamka ayaa qabto in lug & gacan laga go'yo wixi islamka dhaco mana ahan mid manatay ku cusub sharecada islamaka ah lakin waxa la yabanahay dadka isku shegayo islamaka dhahayo wanu jihadena dilayo qof islam ah oo walaalkis ah aminsan inow yahay qof jihadayo waxa is waydin mudann? qofki wax dilo hadi oo jihad yahay qofki la dialana maxo yahay asagana ??

    ReplyDelete
  5. waa sax cidii wax dhacda in laga gooyo lugaha iyo gacmaha laakiin waa in xukun diineed oo cadaaliya waa in uu jiraa oo uusan noqan diin ku ku gabasho xukun lagu raadinayo dadkana xaquuqdooda meel looga dhaco diintana laga dhigto shaati hadba layska badalo!!

    ReplyDelete
  6. anigu waxaan qabaa in ay shaeci tahay dadka umada dhacaya in lagu ofiyo xadka ilahay jideeyey laakiin waxaa is weydiin mudan walaalaha alashabaab ma fulinkaran sharcigaas awood mau leyihiin ayadoo gabti iyo subaxiiba dagaal socdo oo laga yaabo meeshii saakay xadka lagu oofiyeyin galabta laga qabsado marka waxaan walaalaha kula talinayaa inay dhalinyarad qabtaan oo dhaqan celiyaan hada waxaa laugu jiraaa waqti xun hadiise ay oofiyan dhalintaan yey xaq ku leeyihiin saw ayagu masuul kama aha ragan hadii gacmaha iyo lugaha laga jaro inay xifdiyaan oo ay dhaqaaleeyaan xagay geynayaan ilaa wadankii gacantooda kuma jiro marka waxaan leeyahayhaday tahay waxa aya ofinayan shareeco ayagu marka hore haysku oofiyeen waayow waxaa madaxooda lagu laaya malin iyo habeen umad soomaaliyeed oo farabadan diinta halag runshego oo halysu tanasulo oo maanta mujahidiin alshabaab umada iyo dalka iyo dinta habadbaadiyaan oo yeysan noo horseedin dad aan no naxayn inay ayaga sabab ka dhigtaan oo wadankii ku so hogaamiyaan cadawgii ilaahay aniga intas uga baxayaa wabilaahi tawfiq

    ReplyDelete
  7. lama joogo waqtigii shareecada islaamka lagu mamuli lahaay , dadka soomali waqtigii ugu humaa oo weligii la arag taarikhda ayaa ku jiraan ,madaafiic lagu garaaco , gaajo , barakac . Dadka fulinayaan shareecada islaamka haku dadaalaan si xabadda loo joojin lahaa , dhibka lagu haayo shacbiga aan wax galabsanin hala joojiyo ,

    ReplyDelete
  8. war ilaah ka baqa kuwa gacanta goynayow wadanki dagaal ba socda masaakiinta gacanta aad ka goyneysaan yaa daweynayo,hadii cadow wadanku soo galo sidey uga carari doonaan inaa lilaahi wa inaa ileyna raajacuun war isu naxa oo u naxariista wiilasha aad kala reebtayn ilaah sida ma oran qofka gacanta ka goysaan waa inaad noloshiisa inti ka harsan aad biili kartaan diinta waa sidaa.ila wadanku ka xalismayo kii wax xado hala xabsi haloo sameyo oo lagu xiro plz haka goynina gacmaha cuqubo inta ha noogu ekaado

    ReplyDelete
  9. 1.haday dhalinyaradaan aqoon u leeyhiin diinta ayna ogyihiin xukunkaan inuu kidhici doono maysan sameeyeen denbigaaan waxaa kuwanaagsanyd in loodigi mrka hore
    2. yaa xaq u leh inay diin islaanka xukeenkeeda fuliso waa dowlad islaam ah wixii ksoo hara xaq uma laha

    ReplyDelete
  10. Islam
    cidkasto dhib u gaysata in lamariyoo cadalada way fican tahay balse kuwa wax marnaya ayaa ah kuwa dadka laaya u hanjaba isku qarxiya barakiciya so marka hore ayaga ha is mariyan waxay mudan yihin kadib ayay imanaysa bulshada

    ReplyDelete
  11. runti waa xukun wanaagsan xukunka lugu xukumay kuwaas ,,, taasi ma aha mid khilaaf ka taaganayahay laakin tuuagada la xukumay waxey ila tahay iney xukumeen tuugo kale oo aan istaahilin iney wax xukumaan,, labadooduba waa cadowga somalida miskiinta ah,, waxaan aamiansahay iney yihiin laba cadow o ilaah isku jebiyey dhamaantood ilaah ha inaga guuleeyo aamiin aamiin aamiin ..Hassan

    ReplyDelete
  12. asalama calaykum.
    marka horey waxaan usheegayaa al shabaab iney shacabka kunool soomaliya oo dhan iney kalsooni kasameystaan intaney kudaqaaqin arintaan.wadanka ma dhegana.waxaa ka horeysa shacabka iney rabaan oo isku racaan in aad wadanka ka talisaan.qasab iyo xoog dhowlad ama mamul kuma dismo.wiilashaan waalit ayey leyihin oo iyaaga na tacab haysta.wax wanaag ah ma adnaan kordin oo khasaare ayaad ka talineysaan.burcad badeedka ayaa tuuga ah ee wilashaan yaryar ha kusoo caanbixina.

    ReplyDelete
  13. salaamu caleekum.
    alashabaab ilaah gacanta ima gasho ninka is qarxinaayo lacag ayaa laga balan qadaah oo dadka dilaayo kan wax uu cuno bas soo dhacsanaayo nah waxaa laga jaraah lug iyo gacan ilaah ayaa noo maqan soomaliyey dadkii wax garadka ahaa maanta ashuun ayey ku adimayaan

    ReplyDelete
  14. waxaan leeyey walaalayaal haka jarina wiilashaa xubnahooda ee lasuga cadaalada iyo inta aad dalka ka hir galinaysaan diinta islaamka ilahayna ka baqa oo xadka aad fulinaysaan hanaqodo mid ilahay kidaabkiisa waafaqsan oo aan jawri iyo dulmi ku jirian umada unaxa hooyooyinkiin iyo walaalihiina silaamka aha ee hadhiyo habeenba gaajada iyo macaluusha udhimanaya unaca shacabka hadaad ilahay iyo diintiisa ka runsheegaysaan xukunada noocaasana.maygaadhin xiligeedii ee ukaadiya siday culimadu sheegeen

    ReplyDelete
  15. weey ka jareen wiilashii lugaha ilaheey ha cuuryamiyow kuwaan amxaradi maxeey dhamaan ilahaabaan idinku dhaarshaye ilahoow kuwan naga qabo

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.