What you may have missed

Monday, June 29, 2009

Shacabka maanta lala dhacay madaafiic iyo Hoobiye-yaal.


Duqaymaha loo isticmaalayay oo la isu adeegsaday hoobiya-yaal iyo qoryaha kale ee madaafiic culculus ah ayaa 11-kii barqanimo maanta ka bilaawday Muqdisho. Waxaa ku dhintay ilaa 5 qof waxaana ku dhaawacmay ilaa 7 qof. Universal TV ayaa gaartay guri markii labaad ku dhacayo hoobiye laba bil gadahood. Gurigaas ayaa ku dhintay nin indhaha la'aa gurigaas hortiisa tarjiin ku yaala fadhiyay. Markii hore oo isla gurigaan madfac ku dhaco ayaa ilaa afar qof ku dhimatay.




3 comments:

  1. marxuumkaas allaha u naxaristo ilaahay ha ka qabto dadkan la iska laynayo dhibka ay ku jiraana alle ha ka saaro oo nabadgeliyo shacabka aan loo tureyn

    ReplyDelete
  2. soomaaliya mugdi siyaasadeed allaha ka saaro dadka masaakiinta ahna allaha u naxariisto

    ReplyDelete
  3. waxaan ilaahey uga baryeynaa in janadii ka waraabiyo dadkii lahay sababtana ilaahey ka jaseeyo

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.