What you may have missed

Saturday, June 20, 2009

RW Sharmarke oo Cambaareeyay Dilkii Cumar Xaashi

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo cambaareeynaya Is qarxiskii dhowaan lagu dilay Wasiirkii Amniga ayaa ka jawaabay waxyaabaha laga dhaxli karo hadii rabshadaha iyo dagaallada ay joogsan waayaan, isagoo sheegay in gacanta wadanka u geli doonto nimanka Alqaacida loo yaqaan.



1 comment:

  1. Waa su'aale hadii kuwa alqaacida hogaamiso qabsadaan koonfurta soomaaliya ma awoodaan inay xukun sax ah wax ku xukumaan maadaama badankood la raadsanyo ayna ka tirsanyihiin ragga dowladaha shisheeye u aqoonsanyihiin argagixiso. Mese waaba dagaal ku dhuuntayaal oo haddii dagaal jirin fagaaraha bay soo dhigmayaan? Waa sidee arintu, ma soomaalidaa hurdaysa?

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.