What you may have missed

Saturday, June 27, 2009

Meles Zenawi oo ka hadlaya Codsigii Ciidamada Gurmad ah


Meles Zenawi oo ka hadlaya codsigii dhowaan dowladda KMG ah ay ku dalbatay ciidamo gurmad ah in laga soo gaaro.




5 comments:

  1. Guulane/on June 27 2009 16:01:09
    MA ERITREA MIYAA WELI NADABA SOCOTO OO INTII NAGA DISHEY KUMA FILNA HOOR-HOORKA KA HARSAN DABAR-DOOYNTA UMMADDA MALAHA AYEEY NOONAYAAN

    NINKA XUKUMA OO GAAL SIDEE U TAAGEERAYA ISLAAMIYEEN SOOMAALI AH ASAGOO LA DAGAALAMO ISLAAMIYIINTA U DHASHEY WADANKIISA ?

    ANIGA MID BEY IGULA MUUQATAA OO AH IN DHAQAALE FARABADAN KAGA QAATO WADAMO KA SOO JEEDO JAAMACADA CARABTA OO UGU HOREEYSO DOWLADDA QATAR WAXAANA SIDAA U LEEYAHAY
    NINKA LA YIRAAHDO "AXMED ISMAACIIL SAMATAR" IYO DOWLADA QATAR WAX BADAN AYEEY KA MIDEYSAN-YIHIIN OO AH IN SOOMAALIYA DOWLAD KA DHALAN

    MAR WALBA WAXEY TAAGEERAAN HADBA QOLADII MUCAARAD NOQOTO ASAGA IDAACADA AYUU KA HADLAA DOWLADDA QATARNA DHAQAALAHA AYEEY BIXISAA

    TUSAALE WAXEY WADA TAAGEERAYEEN MIDOWGII MAXAAKIIMTA,WAXEY WADA TAAGEERAYEEN ISBAHEYSIGII ASAMARA ,WAXEY WADA TAAGEERAAN AL-SHABAAB IYO XISBUL ISLAAM DIB U RAAC

    ReplyDelete
  2. Labo waa run
    1. Warkaaga waxbaa ka jira
    2. Laakiin Aqrintiisa Waa Dhib adigoo Capital ku wada Qoray

    ReplyDelete
  3. SHARIIFKA QASAARAA U SUGNAADAY HADUU SANAAWI OO DIIDAY WAMAAGII AY WADAADA KEENEEN HADDA UU GURMAD WARAYSANAAYO AALEMA WUXUU LAJIRI DOOMNAA KAN XAQA WADA SHARIIF SHARAFTI MARKAAD WALAAHAADHALGANGA WADA MARTEEN QIYAANTAY AYAA HALAAG KUU SUGNAADAY MAHAAN KUGU ARAGNANA BAASUUKAA KU YAQAAN TUUGOOW

    ReplyDelete
  4. ass.c wr wb
    ninkan la baxay axmed imaaciil waxaan u arkaa dhuuni qaate oo hadba meesha uu is leeyahay waxaad ka heli kartaa qaado bariis ah ayuu kABAHA U QAADAA ,sidaa darteed wax la qiimeeyo maahan,waana miskiinkaas baahan ee qaaqda haya,wax la yiraahdo,qarannimo ,raxmad ,qiime dawladnimo iyo calan la badbaadiyo ay habayaraatee wax qiima leh aan u arkin,waxaa soo haray shiikh shariif shiikh axmed allaha xafido,waxaan aaminsanahay haddii ay soomaali heli lahayd shakhsiyaad,la mid ah sh. shariif nuur acdde iyo axmed cabdisalaam xafidahummullaah,iney somaali ka badbaadi lahay dhibka maanta ay ku jirto haddi ilaahay la qabto.waxaase nasiib darro ah iney aad ugu yaryihiin ayagoo kale soomaalida maanta oo u badan munaafiqiin,u fiirso waxaa aad u yar soomaali taageersan dawladda ka jirta waddanka,ayagoo ku eedeynaya iney xasuuqeyso shacabka ayadoo kaashaneysa amnisom,war ilaahay ka cabsada,ee xukuma caddaalad naftiinaba ha ahaatee,miyaan sheekh shariif iyo intii jecel jiritaanka somaalida aysan ku yaboohin in wada hadal lagu xalliyo khilaaf kasta oo jira amase ay hadda diyaar u ahayn,waxaanse idin weydiiyey,dadka ku eedynaya xasuuq dawladda iyo anisom,madaafiicda ay tuurayaan,xisbul fasaad iyo al ashaar ma tahliil baa mase waa rooti ay dadka u qaybnayaan,ciidamada amnisom waxaan u arkaa dad afrikaan ah oo noo soo gurmadey si ay noo caawiyaan,waxaanse ka xumahay in si xun loola dhaqmay oo aan la siin muhimadooda dadka ku hadaaqa wadanka haka baxaan waa kuwo aan dooneyn soomaaliya xasisho,doonayana in dawladda taagta daran hilfaha loo qaado si wadanku ugu sii jiro fawdada,sida kuwa yiraahda soomaaliya ha loo daayo arrimaheeda oo ayadu katashato aayaheeda,haddaannu isku filannahay 19 sano dawlad la,aan ma ahaaneen ee nadaaya adduumku hanna caawiyee,allahayow noolee oo u naxariiso inta jecel jiritaanka dawladnimo iyo in soomaaliya xasisho,inta jecel fowdada iyo fidnada adduun iyo aakhiro ka fogee raxmaddaada rucub iyo khowfna quluubta ka geli,intii hanuun lehna soo hanuuni [waan caafimaad qabaa caadifad qabiil,waxaanse kaaga duwanahay waxaan jeclahay in soomaaliya noqoto qaran la jaanqaada qeyrkiis,mawadaagno wax dhalasho ah madaxda dawladda ,waxaana aan ka soo jeedaa gobolka mudug magaalada jariiban.

    ReplyDelete
  5. s/c wr
    waxaan kuusheegayaa ninka aaminsan inay ciidamada qaalada ha ee jooga ama lasoo wada uhayaan somalida nabad waxaan kuleeyey waxaad tahay nin aan diintiisa aqoon ilahain ama garnayinba ulama jeedo gaal ayaad tahay waayo maanta waxaa jira dad badan oo dadka kaalaysiiya haday wax khalda ku arkaan sida . hadaan usoo laabto tan ciidan diinteenu maqabto ina la adeegasdo dadkaalo ama lakeeno wadan muslima takele ninka diidan maantanabad somaliya ma ninka le ciidamada gaaladu somaliya waxay kusoo galeen iyaga oo hiil uha ciidamadii ethobiya oorabay inay kucaawiyaan kacan udhiga somaliya iyo dulaynta shacabka somaliyeed hadaba hadaad aaminsantay inay somliya xal uhayaan uma hayaan dano ayey ka leeyiin dalkaaga oo ay ugu horayso inaan laga hirgalin somaliya dawlad ilaamiya oo sifiican ugudhaqanta kitaabka ilaahay c/j hadaba inka maanta intuu waxaas oodhan la soo dagalamay hadan le manta ku wuu ladagalamayey haladaayo ee mata oo ugudanbaysay iyada oo madaafiicada latuurayo lawaydiiyey ee layidhi yaa lagu ridayaa madaafiicadan dhacaysa ku jawaabay al qaacido ayaa lagu ridayaa ee shacabka intii ka hadhay gumaystihii itoobiya amraya iina la israaciya ma ninkaa ayaa mudan ina lala hadlo ee gaalo oodhan udhawaaqanaya ayaa dhibta wada mise ninka maanta doonaya inuu cadawga iska xoreeyo oo wadankiisa isagu utashado ayaa diidan nabada somaliya takale waxanaan layaabay ninkii shalay lahaa itoobiya waa cadaw ee lahaa wadanka hakabaxado dalka inta ay kabaxaysan waanu ladagaalamaynaa maantan waa saaxiibadayo oo waanu uyeedhayanyanaa markii hore macaqiido iyo islaam nimo doonayuu udagaalamayey mise kursi haduu caqiido iyo islaam nimo udirirayey maxaa keenay ninkii aad caqiido kula dirirayey unuu manta uyeedho? takale shariif haduu doonayo inuu somaliya bad baadiyo maxuu usaari la yey gaaladan ee uu ugu yeedhanayaa kuwokale cajiib hadaba qoraaga figrada hore qoray waxaan leyey walalo hadaad aaminsantay inuu al shabaab dhibta wado ama xizbul islaam anigu waxaan aaminsanay inuudhibku ka jiro dhanka shariifka uuna soo bilaabay xiligii wuu tagay jabuuti dano reer galbeedan uu meesha ka wado ilahay ayaan gaalo nooga waramay waxaana loo baahanayey qorku inuu diintiisa difaacado oo uu kudhinto kuma raacasani waxaala qaar laakiin fikirka guud iyo qaaba ay wax urabaan oo aha ina lahelo dawad ilaamiya si badhax tiran ufulisa kudhaqanka shareecada alle.

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.