What you may have missed

Tuesday, June 2, 2009

Faahfaahin ah Qabsashadii Saldhiga Yaaqshiid

Masuuliyiin ay ka mid yihiin Salaad Cali Jeelle iyo Maxamed dheere oo maanta Qudbado ka jeediyay saldhigga degmada Yaaqshiid. Waxa ay sheegeen in wax qabadkii adeega bulshada ay soo celin doonaan. Halkaan Ka Daawo Video-gan

1 comment:

  1. Allaahu Akbar...Guul Dowlada Islaamiga ah...Jebiya Khawaarijta Dalka Ku Soo Duulay...Guul Sheekh Shariif, Guul Salaad Cali Jeelle, Guul Nuur Dakhle...Soomaaliya Soomaali baa leh!!!

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.