Waa NTV. Dhalinyarta Soomaalida ee dagaalka ku jira ayaa u eg kuwo da'doodu aad u yartahay, hase yeeshee lagu laynayo umadda Soomaaliyeed.
Anigu ma ahi nin soo fiir fiiriyay oo dagaalka si fool ka fool ah ugu dhex arkay. Laakiin fiidiyoow-yada webkaan ku jira badankood waxaad ka dhex arki kartaa dhalin yar da'doodu aad u yar tahay oo qoray ku culus ridaya. Waxaase is weydiin leh, marka hore ma qaan gaareen mana gartaan oo ma fahansanyihiin howsha ay ku dhex jiraan iyo saameynta ay beri iyaga naftooda ku yeelan karto mustaqbal kooda? Maxaad ka leedahay walaal?
Assallamu calaykum. walal waa ilmo siday u badnyihiin lasoo qasbay oo hooyo iyo aabo laheyn qaarkoodna lasoo musafuryay oo tuulooyinka laga keenayo oo qafaalan marka maahan wax lala yaabo waligeedbey saas ahaan jirtay
ReplyDelete