Video-gan hoose waa faahfaahin dheeraad ah oo iyada ka hadlaysa dagaallada Muqdisho ka socda. Waxaa layaableh, hubka culus ee noocyadiiska kala duwan ee ka muuqda filmkaan ma waxa lagu laynayo masaakiinta reer Muqdisho miyaa?
Wargelin: Fadlan Hadii Video-ga Kore kuu socdo, kan hoose ha daarin hadii kale durba ma daarmayo. (HIGHSPEED NO PROBLEM) Sidaa darteed, marka kan kore dhamaado daar kan hoose, amaba Refresh ku samee boggan. Ama Halkaan Riix oo si toos ah kan hoose u daaro
No comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.