What you may have missed

Wednesday, June 17, 2009

Barakacyaal Joogay Kac Shiiqaal oo BM lala Dhacay Ka Sii Qaxay

Cawil Abukar ee UniversalTV ka soo warbixiyey xaalada Barakacayaal jooga Kac Shiiqaal. Deegaankaas ayaa ah meel labada dhinac ay ka kala jiraan kooxaha isku heysta Muqdisho kuwaasoo madaafiic is weydaarsadeen kusoo riday dadkaas oo markii horeba ku joogaay meeshaas si barakac ah, ayaagoo horay uga soo cararay xaafado kale oo dagaal ka socday. Fiirso: Barakacyaal Joogay Kac Shiiqaal oo BM lala Dhacay Ka Sii Qaxay Video-ga Ah



No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.