What you may have missed

Tuesday, June 23, 2009

Al-Shabaab oo Xukun Gacan iyo Lug is-dhaaf in laga gooyo ku Riday ilaa Afar Dhalinyaro

Al-Shabaab ayaa maanta xukun gacan iyo lug is-dhaaf in laga gooyo ku riday ilaa afar dhalinyaro oo lagu soo eedeeyay falal burcadnimo oo ay ka wadeen xaafadaha magaalada Muqdisho. Video-gan waa mid lagu soo hor keenay dhalinyaradaas dadka degan Suuqa Xoolaha ee Muqdisho




1 comment:

  1. Waa Mujrimiin debi ka galay dadaan waxba galabsan Adduunka waa laga jaaseyn Aakhirana xisaab ayaa sugeysa.

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.