What you may have missed

Thursday, April 30, 2009

Video suuqa Cir tookte ee Muqdisho hub gorgoris loogu tegay


Wiil cadaan ah oo joornalist ah ayaa Muqdisho tagey oo hubka soo gorgoriyey. Video-gan ayaad ka ogaaneysaa qiimaha hubka fudfudud sida Ak-47, M16 iwm. Halkaan ka daawo Waa Beecinta Hubka Muqdisho


Socdaalkii Madaxweynaha Soomaliya ee magaalada Cairo, dalka Masar ayaa mar laga wareystay kooxaha mucaaradka ku ah dowladda midnimo ee Soomaaliya ayuu yiri "waxaan rajeynaa mucaarudku inoo noqdo mid wax dhisa uusan noqon mid wax bursha hadda waxii ka dambeeya Halkaan Riix ee Daawo Socdaalka Madaxweynaha iyo Wareysi lagula yeesha Cairo Egypt

3 comments:

  1. gaalkan waa la dhici lahaa waana been $150 dooolar qofna AK47 uma joogo anaana ku iibi jiray $50 ee xageebay ka keeneen ninkaan geesiga ah ee hubka eeg eegaya miyusan ka cabsaneyn in isagaba afduub lagu qabsado oo isaga dib loo iibsado.

    Waa nacas

    ReplyDelete
  2. Warkaas waxbaa ka jira. Sida la ogyahay Journalist yaal badan waa la afduubtay marka inuu is ilaaliyo waa fiican tahay. Sida ka muuqata Vidyowga wax ilaalo ah ninkaas ma wato waana labo wiil oo cadaan ah. Waa wax naftiisa qatar gelinaya.

    ReplyDelete
  3. Is microsoft working on a way to use theses features on a windows Mobile phone ?
    It would be great to be able to stream video from my Windows7 PC to my WinMo phone.
    Also, I hope that the next version of WHS will have all theses functionalities build in.
    I would hate to have to have 2 computers always on just to stream media over the internet.
    Anyway, great job !

    ReplyDelete

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.