OOPS! - Attention Visitor - You Just Missed a new update
Please visit the Somchat.tk Front Page at least once! We promise! you will not be disappointed. Blog DirectoryWhat you may have missed
Monday, April 27, 2009
U.S TV Show, South Park oo Qayb Burcad Badeedka Soomaliya Sameeyey
South Park waa barnaamij kartuun ah oo kasoo baxa Mareykanka. Wuxuu ka mid yahay kuwa ugu caansan ee madadaalo ahaan loo daawado isagoo socday in ka badan 13 sano. Barnaamijkan mawaaweelada ee layiraah South Park, ayaa dhowaan sameeyey qayb ku saabsan burcad badeedka Soomaaliya. Waa qayb ku saabsan sida Mareykanku ula dhowaan ula dhaqmay Burcad Badeedka.
Part 1 - South Park, Burcad Badeedka
Part 2 - South Park, Burcad Badeedka
Part 3 - South Park, Burcad Badeedka
Subscribe to:
Post Comments (Atom)

My all time favorite tv show which i have already have on my pc forever.Download south park is not a tough task guyz
ReplyDelete