What you may have missed

Friday, April 10, 2009

Dowladda Soomaaliya oo dafirtay iney qeybo kamida Badaha soomaaliya u hibeysey Kenya



Warar is-khilaafsan iyo jaha-wareer badan ayaa soomaalida meel kastoo ay joogaanba hareereeyey, kadib markii ay soo baxeen wararka sheegaya in dowladda Xarumaha wasaaradeed iyo Xafiisyada aan lahayn ee Soomaliya, ay heshiis kula gashay wadanka deriska ah ee Kenya in wadnkaasi Kenya uu QM, ka soo sharciyeysto qoondo gaareysan 40-kun oo KM oo kamida badaha Soomaaliya. Arrintaan oo ay si weyn u beeninayaan Raysal wasaaraha iyo ku xigeenkiisa




No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.