What you may have missed

Saturday, February 28, 2009

Web Design Done by Your Own!


Haddii aad xayeysiinta soo aragtay

Fadlan Halkaan riix oo dalbo News Web Site for $199.00 adigoo galaya iidhis.com.


Haddii aad soo gaartey boggaan, waxaan filayaa inaad dooneyso qof yaqaan sida loo sameeyo web site. Anigoo ah arday barta Computer Sceince - BSc. ayaan hadana waxaan aqaan sida loo sameeyo web site oo aan weliba ahay qof xirfad weyn u leh. Balhadaba, fadlan ila soo xiriir aan kuu sameeyee web site-ka.

Waxaan hadana wax ka bartaa Magaalada Mysore, ee dalka India anigoo laba sano ku dhowaad jooga dalkaas. Waxaan horay u bartay Computer Engineering - Dibloma Course - markii aan dhiganayay Seneca College ee ku taala Magaalada Toronto ee dalka Canada. Sidaa darteed, waxaan aad iyo aad u bartay computer Programming, taasoo ii suurto gelisay inaan qibrad gaar ah u yeesho sida loo habeeyo web site, iyo weliba web applications sida web forms, web services, web portals etc, inkastoo dadka badankiis u baahdaan in loo sameeyo web site iska yar oo aan u baahneyn wax programming ah oo saas u badan marka laga reebo ASP, PHP, CSS, HTML ama XHTML kuwaasoo ah luuqadaha lagu dhiso web site-yada fud fudud.

Howlaha aan ka qabto web site-ka aan dhiso waxaa ka mid ah:
  • Template Design - Site Layout
  • Logo and Graphic Design
  • Contact Form Design
  • HTML Code - All web pages
  • Banners and Advertisements
  • Scripts - PHP, ASP, Javascript, etc
  • Customization - Any Feature you need added
  • And more - Per request

Haddii aadan fahmin wax yaabaha kor ku qoran, fadlan anigaa kuu sharaxaya ee ila soo xariir. Waxaa layga helaa agabeyre@gmail.com ama teloofanka numberkiisu yahay 91-966-316-7730 Mysore india.

Web site dhisideedu ma aha howl fudud haddii aadan fahansaneyn. Sidaa darteed, waxaa fiican in qof qibrad u leh howsha aad u dhiibato.

Ha ka fakarin marnaba in aan lacag fara badan ku weydiisto. Waxaad awoodo war kama soo celinayo brother.

Fiiri webka www.calanside.com oo ah mid caalami ah. Sidoo kale fiiri www.geesguud.com. Web site sidaas u qorxoon aniga ayaa kuu sameenaya. Sidoo Kale, soo fiiri www.waatv.com oo ah mid video-yada si toos ah looga daawan karo. Waa Video Search Engine! Kaasoo Kale waa kuu diyaarin karnaa -waana special project ($500.00)

Haddii aad xayeysiinta soo aragtay


Fadlan Halkaan riix oo dalbo News Web Site for $199.00 adigoo galaya iidhis.com.

No comments:

Post a Comment

Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.