What you may have missed

Tuesday, September 29, 2009

Xasuuq Ka socda dalkeena - Ciidamada AFRIKAANKA ah oo Weerar madaafiic ah Ku Qaaday Suuqa weyn ee Bakaare

Odayaasha beelaha Hawiye oo furka tuurtay, si kululna u cambaareeyay duqeyntii arxan darada aheyd ciidamada Amisom u geysteen suuqa bakaaraha. & Warar kale


"Maxaa laga rabaa Bakaaraha, oo maxaa dadka loo laynaa, ciidamada Amisom shacabka maxay madfac ula dhacayaan waa fal cadawtooyo"ayuu yiri Axmed Diiriye oo mudooyinkii u dambeeyay ka gaabsanayay ka hadalka arrimaha siyaasada iyo cambaareyn uu dhinac u jeediyo. Halkaan Ka Sii Aqriso


Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat

Sh. Yuusuf Indhacade oo Ka Hadlay Khilaafaadka Goballada Waqooyi

Dhageyso Sh. Yuusuf Indhacade oo ka hadlaya khilaafaadkii u dhaxeeyay kooxaha guurtada Somaliland iyo isagoo ka jawaabay su'aal ah in AMISOM xiratay jidad ku yaala magaalada Muqdisho



Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat