What you may have missed

Thursday, July 2, 2009

Munaasabad loogu dabaaldagayo 1-da luulyo oo laga xusay magaalaada Muqdisho

Munaasabad loogu dabaaldagayo 1-da luulyo oo laga xusay magaalaada Muqdisho
Daawo sawirada:-Munaasabad lagu xusayey 1-da Luulyo ayna ka qeyb galeen mas'uuliyiin katirsan dowladda KMG ah ayaa xalay kadhacday.



Saraakiil katirsan Baleeska dawladda oo lagu qarxiyay Dharkeynley iyo khasaare ka dhashay Qaraxaasi

Halka Qaraxa ka dhacay ayaa ah wadada 21 October kuna dhow dugsiga Finti Ono November ee Degmada Waaberi. Bamkaas oo ku aasnaa wadada qarkeeda ayaa waxa ay la kacday gaari yar oo halkaa marayay kuna dilay 2 ruux oo gaarigaas saarnaa iyo hal qof oo agagaarka qaraxa taagnaa.