What you may have missed

Thursday, July 2, 2009

Ururka Alshabaab oo Madax Cusub u Magacaabay Baydhabo

Waa somali da baydhabo oo ka war heshay waali cusub oo la wareegay goboladda bay iyo bakool. Sh. Mahad Cumar C/Kariim ayaa la Wareegay xilka Gobollada Bay iyo Bakool, isagoo qudbadiisa wareejinta ku sheegay inuusan xilkaas ku farax sanayn.




Siyasad Xumada Dal aan Dowlad lahayn

Barnaamijka: 'Somalia - A Country without Government' waa mid ka hadlaya guud ahaan Somalia iyadoo dhacdooyinkii hore ee dagaallada sokeeye keeneen sida 1993-dii markii Mareykanka Muqdisho laga ceyriyay iyo dhowaan markii Ethiopia laga saaray. Waa Barnaamij Xiiso leh oo meel fog kaa tusaya dhibaatooyinka dhank siyaasada ah ee dalkeena 20 sano ka bixi la'yahay.