Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
OOPS! - Attention Visitor - You Just Missed a new update
Please visit the Somchat.tk Front Page at least once! We promise! you will not be disappointed. Blog DirectoryWhat you may have missed
-
Album Heesaha Cusub ee Farxiyo Fiska 2011 iyo kuwa kale oo Videoya Leh ---- Waxaan Heesahan Soo gelineynay bogga Dhageyso Heesaha ee Somchat...
-
Dhageyso Heestan Ku Saabsan Dastuurka Cusub ee DKMG-da Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat Dhage...
-
SU'AALO & JAWAABO DIINI AH DIINTU WAA NASEEXO cilmi qaadasho Waa kanaa video-ga diiniga ah ee dhageyso su'aalaha. Fadlan waxii ...
-
Farxiyo Fiska waa fanaanad aad u cod macaan oo dhamaan dadka fanka xiiseeya ay amaanaan. Gabaddhan ayaa ah mid had iyo jeer soo saarta hees...
-
Heesaha Macaan Soomaalida dibadaha ku nool ayaa aad iyo aad u dhex galay dadkii reer galbeedka iyagoo isku taxaluja sida ay dhaqankooda u dh...
-
Gabartan 17 jir ah waa gabar degan magaalada London ee dalka Ingiriiska ahna gabar Soomaali ah. Sida ay sheegtay, waxay fanka kusoo biirtay...
-
Ma taqaan Mataano? Labo gabdhood oo ka yimid dalkeena ayaa cabsi geliyay suuqleyda ka shaqeysato soo saaridda dharka dumarka. Maxaa keenay?...
-
Over three days in a London studio, Keane and K'NAN created the hit "Stop For A Minute". The track is taking off in the UK, cl...
-
Fanaanadda Caanka ah ee sanadka 2010-2011 Farxiyo (farhia) Fiska oo Qaaday hees cusub la magac baxday 'DHAG DHAG' ayaad ka dhageysa...
-
Qoraagii heestii Qaylo Dhaan magaciisu ahaa Cabdi Shire Jaamac ayaa mar kale qoray hees wadani ah oo uu u bixiyay Kawaankii dadka. Kawaanki...
Showing posts with label Mogadishu. Show all posts
Showing posts with label Mogadishu. Show all posts
Monday, September 28, 2009
Maxamed Nuur Khayr, Taliye Kuxigeenkii Ciidanka Booliska oo La Aasay
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Sunday, September 6, 2009
Xaabsade oo Codsadey in Beeraleeyda Soomaaliyeed Loo Naxariisto
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Faahfaahin Wadahadal U Socda Dowladda iyo Qaybo ka mid ah Xisbul Islaam
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Thursday, September 3, 2009
Sicir Barar: Loorkii Sokorta ah oo $40 maraya Muqdisho
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Saturday, August 29, 2009
Xaawo Cabdi oo Dhibaato Barakacyaal Kula Heyso
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Friday, August 28, 2009
Kulan Ay Ciidankii Hore ee Xoogga Dalka Ku Yeesheen Muqdisho
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Thursday, August 27, 2009
Warbixin Xaabsade Siiyay Universal Ku Saabsan Ilaaladiisa iyo Booliska
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Ninka French-ka Soo Fakaday oo La Sheegay in Madaxfurasho Laga Bixiyay
Sarkaalkii faransiiska u dhashay ee maanta uun helay xorriyaddiisa ayaa gellinikii dambe aa isla maanta loo duuliyay dhankaa iyo magaalada Nairobi,sarkaalkani oo la sheegay in caafimaadkiisu uusan wanaagsaneyn ayaa garoonka Diyaaradaha ee magaaladan Muqdisho waxaa ku sii sagootiyay masuuliyiin ka tirsan dowladda Somaliya,waxaana laga cudurdaartay in uu warbaahinta la hadlo intii uuku sugnaa Madaxtooyada iyo Garoonkaba. Sii Aqri warka oo Dhan - Gudaha u soo gal warkaan hoos riix
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta ee Somaliya ayaa kadib markii ay duushay diyaaraddii qaadaysay sarkaalkan Mudada ku qafaalnaa qeybaha kamidka ah Muqdisho waxaa uu ka codsaday dadka gacanta kuhaya weli ninka faransiiska ah ee isagu lala qafaashay kan iminka loo duuliyay Nairobi iney eegaan baniaaddan nimada oo ay shuruud la’aan soo sii daayaan .
Dowladda waddanka faransiiska ayaa iyaduna dhankeeda ka hadashay inuu mid kamid ah Muwaadiniinteedii labada ahaa ee afduubka loogu heystay Somaaliya uu soo baxsaday iyadoo beenisayna inaaney jirinin wax madaxfurasho lacageed ah oo laga bixiyay sarkaalkani dib uhelay xorriyaddiisa,sidoo kale Mid kamid ah Hoggaamoya yaasha kooxaha islaamiyiinta ah ee kasoo horjeeda Dowladda Somaliya Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo qaabka lagu sii daayay sarkaalka reer Faransa oo la aaminsanaa inuu mar gacanta ururkooda ku jiray iyo iney wax madax furasho ah oo lacageed Dhaafsadeen.
Inkastoo illaa iyo iminka aan wax war ah laga helin sarkaalkan kasoo baxay gacantii uu u qafaalnaa ayaa hadana waxaa lafilayaa in kolka uu tago magaalada Nairobi uu halkaasi kula hadlo warbaahinta si uu uga hadlo qaabkii uuku soo baxsaday iyo sidii loola dhaqmay muddadii uu qafaalnaa.
Somchat.com
Muqdisho-Somaliya

Sunday, August 23, 2009
Alshabaab iyo DKMG oo Midba Kan Kale Ku Eedeeyay Inay Dagaalka Bilaabeen
Afhayeenno ukala hadlay Dowladda KMG ah iyo Xarrakada Shabaabka ayaa maanta gellinkii dambe waxay siyaabo kala duwan uga hadleen daggaalka xalay fiidkii ilaa iyo maanta barqadii ka dhacayay qeybaha kamidka ah magaalada muqdisho iyagoo mid walbaana kan kale ku eedeeyay iney Billowday Dagaalka.
Afhayeenka Xarakatul Shabaab Almujaahidiin Sheekh Cali Max’uud Raage Sheekh Cali Dheere, ayaa sheegay dhankooda iney guulo ka gaareen dagaalka oo uu sheegay iney soo qaadeen ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo doonayay sida uu warka udhigay iney is ballaarin sameeyaan,hase ahaatee waxaa uu sheegay iney taasi ka hortageen ciidamada Mujaahidiinta ah oo uu isagu ugu yeero ciidamada Shabaabka, waxaanu intaasi ku siidaray Sheekh Cali Dheere iney ciidamadii ka soo horjeeday ku jebiyeen dagaalka oo uu isagu ku tilmaamayay inuu ahaa mid gardarro ahaa oo itaga lagu soo qaaday.
Sidoo kale sheikh Cali waxaa uu soo hadalqaaday in dhammaanba dagaallada ka soconayay beryahan danbe Degaannada kamidka ah gobollaada Galgaduud,Hiiraan iyo Gedo ay ahaayeen kuwo ay gadaal kasoo riixeysay dowladda Ethiopia oo lagu doonaayo in shacabka Soomaaliyeed eek u hoos jira nabadgelyada ay sameeyeen maamullada islaamiga ah lagu carqalaynayo waa sida uu warka u dhigaye.
Dhanka kalana Afhayeenka Ciidamada Daraawiishta ee hoostaga maamulka Dowladda Sheekh C/risaaq Xasan Qeyloow ayaa ku eedeeyay billowga dagaalka iney ka
KU LAABO BOGGA HORE -
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Friday, August 21, 2009
Dagaal geystay Qasaare nafeed oo caawa fiidkii ka dhacay Muqdisho

Halka Dagaalka ka dhacay ayaa ciidamada dowladda iyo ku AMISOM oo iyaguna ku sugnaa meel aan waxsidaasi ahba ka fogeyn halka la soo weeraray waxay fureen rasaas aad ufara badan oo ay ku jireen madaafiic kuwaasoo ku kala dhacay xaafado ka kala tirsan degmooyinka Hodan iyo Howlwadaag gaar ahaanna waxay si aad ah ugu dheceen madaafiicdu Xaafadaha ku xeeran Suuqa Bakaaraha.
Inkastoo ay aheyd xilli habeen ah oo aan la ogaan karin qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkan ayaa hadana waxaa qeybo kamid ah magaalada laga maqlayaa dhawaqa murugada badan ee Ampalasta taasii sida muuqataa daadureyneysa dadka ku waxyeeloobay dagaalkan habeennimo.
Warar laga helayo masuuliyiinta amplasta ayaa sheegay iney illaa iyo imnikadan qaadeen tiro dhaawac ah oo kabadan 20 ruux iyadoo xaafado ay la xiriirtay Somchat ay sheegayaan dhimasho ku dhawaad 10 ruux ah inkastoo aan la xaqiijin karin habeennimada darted,hase ahaatee dagaalka oo socday illaa 15 daqiiqadood ayaa si iskiis ah u istaagay xaaladauna iminka wey deggentahay
Somchat.com
Muqdisho-Somaliya
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Tuesday, August 18, 2009
Ciidamada Dareeska Militeriga Sita oo Loo Diyaariyay Bisha Ramadaan
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Monday, August 17, 2009
Wasaarada Cadaaladda oo Shir Qabatay - Ku Dhaqanka Shareecada
Waa Kulankii loo qabtay Ku Dhaqanka Shareecada Islaamka - Warbixin Universal - Daawo VIdeo-ga
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Shaaweeye oo Eedii Dhinac Isaga Riixay
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Saturday, August 15, 2009
Masjidka Isbaheysiga Islaamka oo Dayactirkiisa Koowaad Lasoo Gabagabeeyay
Daawo News Videos-yada Cusub - Halkaan Riix -
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Video Warbixin ah Xaflad Sagootinta General Okelo - Universal TV
Fadlan Soo Fiiri Bogga Hore - Daawo Video-yada Wararka ah ee Cusub iyo Kuwa Universal TV - Hoos Riix
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Xaflad Sagootin Dowladda u Dhigtay Taliyihii Hore ee AMISOM
Xafladdan oo ka dhacaday xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qeybgalay Masuuliyiinta ugu Sarreysa Dowladda FKMG ah ee Soomaaliya,taasoo lagu macneeyay inaytahay mid lagu sagootinayo taasoo lagu macneeyay inay tahay mid lagu sagootinayo taliyihii hore ee Ciidamada Midowga Afrika ee kusugan magaalada muqdisho looguna yeero AMISOM Jenaral Fracis Okello kaasoo dib ugu noqonaya waddanka Ugandha kadib markii xilkii uu hore uga hayay ciidankan loo magacaabay jenan kale oo isla reer Ugandha ah laguna magacaaboNathan Moangishu .
Xafladdan oo ay kamuuqatay qabanqaabo sarreysay ayaa dhammaanba masuuliyiintii Dowladda ee ka hadashay waxay aad ugu ammaaneen Jenaral Okello sidii wacneyd ee uu gutay madadii uuhowsha ka waday Somaliya gaar ahaan caasimadda Muqdisho,iyagoo sidoo kalena soo hadal qaaday inuu ahaa nin aad u jecel deggenaan iyo horumar iney helaan Shacbiga Soomaaliyeed .
Jenanka oo isna xafladda Sagootiskiisa ka hadlayay ayaa mar ilmeeyay isagoo ay ka muuqatay xamaadad sarrereysa oo laga dheehan karay jaceylka uu uhayay dadka soomaalida ah waxaanu umahad celiyay Dowladad Ururrada Bulshada rayadka ah iyo Hoggaamiyayaasha dhinaca dhaqanka ee Soomaalida isagoo ku ammaanay sida ay ula shaqeeyeen waa sida uu warka udhigaye manaka labedelay oo sii hadlayay ayaa dadka soomaliyeed urajeeyay mustaqbal wanaagsan isagoo dowladda Madaxweyne Shariifna kula darddaarmay iney isku duubnaadan.
Madaxwene Shariif ayaa ugu dambeyntiina kuddoonsiiyay jen,Okello Hadiyado dhinaca Dhaqanka Soolaalida ka turjumayay kuwaasoo uu siaad ah ugu farxay Majer Jenaral Okello oo isla maantaba ka duulay Gegida Muqdisho
Somchat.com
Muqdisho Somaliya

Thursday, August 13, 2009
Faahfaahin - Gacan Isula Tagii Baarlamaanka - UniversalTV - Video
Golaha Baarlamanka KMG ah ee Soomaaliya oo gacanta isula tegay kadib markii laisku fahmi waayay mudanayaal cusub oo maanta la dhaariyay. Video-gan waa mid laga soo duubay shirka baarlamanka markii fowdadu socotay - Universal TV
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Tuesday, August 11, 2009
Video: Taliyaha Booliska oo Sheegaya In ay Sugayaan Ammanka Muqdisho
Faahfaahin - Taliska Boolliska oo Sheegay inay Ammaanka Muqdisho Sugayaan (war qoraal ah)
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Shir Jaraaid Madaxweyne Shariif Qabtay
Madaxweyne Sh. oo Shirjaraa'id uu qabtay dhowaan ugu daartay xoogaga ka soo horjeeda dowladda KMG.
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Monday, August 10, 2009
150 Arday oo Loo Dhoofinayo Dalka Yemen
(Daawo Video-ga)Wasiirka Waxbarasha,hidaha iyo tacliinta sare oo soo afjaray howl uu u waday arday gaaraysa 150 oo uu u dhoofin rabo dalka Yemen oo ah dal deeq dhanka waxbarasho ah u fidiyay ardayda Soomaaliyeed.
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat
Subscribe to:
Posts (Atom)