
Afhayen u hadlay Ahlu Sunna Wal-Jamacah ayaa wargeysyada ugu baaqay inaysan isticmaalin erayga 'ururka' marka ay war ka qoraan Ahlu Sunna Aljamaaca ayna ku bedelaan Culumada Ahlu Sunna Wal Jamaacah.  Sidoo kale waxa uu afhayenku sheegay in ay diyaar ugu jiraan inay alshabaab kala dagaalaan 18ka gobol ee Soomaaliya.

Somali News Videos - Somali Blogs - Somali News - Somali Videos - Somali Chat 
 
No comments:
Post a Comment
Faahfaahin, fikrad, falanqayn, iyo waxii aad qabto hoos kusoo qor si aanu Kuula aragno ra'yigaaga.